Waa in laga faaidaystaa biyaha roobka

Biyaha roobka oo laga faidaysto loona sameeyo biyo xidheen waxay in badan wax ka taraysaa in waxsoosaarkeena beeralayda dalku uu horumar balaadhan ku talabsado xag dhaqaale iyo waxsoosarka beeralayda dalka

Cuntooyinka wadaniga oo waqtiyada la abqaalayo midhaha sida hadhuudhka digirta galayda heeda oo loo baahan yahay in beeralayda dalku jsl uga faa idaystaan waraabinta beerahooda

Inkastoo mashruucan biyo xidheenku uu hada ka socdo bariga magaalada mashruuca oo hir galintiisa uu hormood u yahay madaxwaynaha jsl mudane axmed maxamed maxamoud siilanyo isagoo dhaqaale badan loo huray fulinta mashruucan looga faa idaysanayo sidii biyaha roobka dib looga fa idaysan lahaa taas oo ay bulshadeena Somali land ay ka maarmi doonan cuntooyinka dalka dibada uga imanaya oo uu ku baxo ganacsi lacag adag oo dalka dibada uga baxda

Iyadoo aynu ognahay tayo darada cuntooyinka dalka dibada uga imanayaa
Bulshada horumar fiican ku talaabsata waa bulshada wax soo saarka dhulkooda kala soo baxa khayraadka jira manafacadsada ganacsi dibadana u iib geeya khayraadka dhulkooda ay kala soo baxeen taas ayaa dalkooduna ku horumarayaa
Ilaahayna ku garab galaya
Biyaha oo aynu kaydsano ama dib uga faa idaysano biyaha roobka waxa noolasheenu marka hore ku xidhantay biyaha oo aynu ku daahirsano ku karsano cuntooyinka ku dhaqano maryaheena sidoo kale waxay biyaha aynu diyaarsanay biyo xidheenka waxa aynu kuga marmayna xiliyada waqtiga ee isku bad badalaya ku jilaal si waqtiyada jilaalka ama abaarta ay beeralayda iyo xoolo dhaqatadeenu ay ku nooladan waxa loo baahanyahay in aynu sii kordhino sidii aynu u samaysan lahayn biyo xidheeno kale oo dib aynu uga fa idaysan lahayn biyaha roobka b

Waxan halkan fariin ugu dirayaa wasaarada beeraha dalka in ay soo dhaweeyan beeralayda dalka ee doonaya in ay wax kala soo baxan dhulkeena waxii taakulo ee dawlad ahaan loo fidayo

Mar labaad waxan halkan ugu diraya bahda bulshada Somali land in ay dhiri galiyaan cunista isticmaalka cuntooyinka wadaniga oo runtii ka faido badan cunista bariiska iyo baastada

Waxan sidoo kale fariin halkan bogaadin ah ugu diraya madaxwaynaha jsl mudane muse biixi abdi
hirgalita mashruuca biyo xidheenka uu ka hirgaliyay bariga magaalada akhiro iyo aduunba mudane madaxwayne xasanadkasi waa mid kuu soconaya biyo xidheenka bariga caasimada.

 

 

Aqoon yahan
Gudoomiyaha suuqa ganacsiga ee xero hadhuudha
Mawliid xasdan muxumad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker