Madaxweynaha Ugandha Oo Mar kale Tusaalayn Xun Usoo Qaatay Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa mar kale ku jeesjeesay Soomaaliya isagoo u soo jeediyey hadal meel ka dhac , kadib markii tusaaleyn xun uu u soo qaatay dalka Soomaaliya.

Warbaahinta dalka Uganda, gaar ahaan Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay askari u dhashay dalkaasi oo dhirbaaxaya Haweenay da’ah oo Ugandha u dhalatay , waxaana arrintaasi ka hadlay Madaxweynaha dalkaasi Museveni.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker