Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-Barwaaqo Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimahii   TV Qaranka Somaliland

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta    Cabdiraxmaan GuriBarwaaqo oo xilkii ka qaaday Agaasimahii Guud Ee  TV Qaranka Somaliland Muuse Jaambiir isagoo u magacaabay  xilkaasi Maxamed Xasan Cali (WAJI).

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker