Oodweyne News - Latest Somali News Update

Siilaanyo, Maxamuud Xaashi, Moorgan, Sacad Cali & Samsam, Sidaad Lacagtii & Biyihii Xumbo Weyne u liqdeen ….

Siilaanyo Ma Xishoode Aduun & Aakhiraba Olol & Naar ayaa u taala, Biyuhu waa Nolosha
aadmiga kolkaasu Xoolihii Ilaahay Aduunka uuga soo qaadey Hargeysa, ee ay ugu deeqeen
inay ku waraabiyaan, uu dhexda u galay iilaanyo, & Xukuumadiisii ma xishootada ahayd.
Bal u fiirso, waxa Mashruucaa Xumbo weyne ku baxday, ee Carab leh, ee Ganacsatye leh ee
Yurub & deeq bixiyaalba leh, ee Todoba Sano Siilaanyo & Ina Xaashi, Moorgan, Samsam
& Sacad ay ku maaweelinayeen, Sanadkan Horaantiisa ayey Hargeysi biyo ku  filan helaysa
waa Sanad Kasta intaa iilaanyo Kursiga ku fadhiyey.
Hadaba, Sixir-bararka, Gaajada, waa loo adkaysan, Laakiin Biyo la,aan lama noolaan karo
Biyuhuna waa Nolosha.
Hadaba hicibka Somaliland, siiba Hargeysa, Siilaanyo & Xukuumadiisa Biyo Tiray, Xoolihii
& Kharashkiina is mariyey, miyaanay naarta ka cabayn, ilayn waa kuwaa cunay ee qaatey
Dadkii Ilaahay abuurtey Kharashkii Biyaha loogu soo saari lahaa, ee weliba beenta cad Dadka
u sheegayey, ee Lahaa Sanadka kasta Biyihii wey soo socdaan oo hada biyo ka dhergeysaan.
Ta Kale, Sacad Cali & Moorgan oo ku andacooday, Somaliland Magaceedii meelna kama
shaqaynayo oo lama aqoonsana, ee Sacad Cali Shire & Cawil Moorgan ayaa la aqoonsan yahay.
Somaliland bal ka Wasiirka Arimaha Debeda ay ku sheegayaan, ee waxa TV,yada la soo
fadhiistey, ee Laynama Ictiraafsana, ee Aniga Moorgan ayaa lana aqoonsayey, oo Shacabka
Waxgarad, Aqoonyahan Sheeganayaa, ee Somaliland ku faanaa daawanayaan, Ninka S/Land
Magaceedii yidhi waxa ka Mudan Sacad Cali Shire & oorgan, een cid alaabo ka qaadaysaa
jirin, ee Weliba Ciro ku aflagaadeynaya muxuu u yidhi is casila Wasiir ku sheega Sacad &
Moorganba.
Shicibka S/Land Siilaanyo Wadankii baabiyey ayuu Muuse oo ka darana Kursiga Xoog &
xaqdaro ku saarey, Todoba Sano oo S/and la xaraashay, Muusana waakaa sii baabi,iyey ee
aamul Goboleed Xoolaha Umada lagu dhaco ka furey Iimaaraadka,.
Waayo Sacadka sida Doqoniimada u hadlay wuxuu ku andacoodey, Somaliland lama aqoon-
sana, Laakiin Aniga & Moorgan ayaa lana aqoonsan yahay, kolkaa Saw Maamul Goboleed
Sacad & Moorgan & Samsam ay samaysteen maaha, waayo Samsam ayaa ku jirta ayuu
Sacad yidhi, Muusana hadii aanu raali kala ahayn, Sacad & Moorgan ilka haka qaado.
Ilaahay Siilaanyo oo xaraashay Wadankii & Muuse la boobay, la dhacay Ilaahaw Dulmiye
S/Land ka soo gaadh, Jeegaantii waataa Iimaaraadka Maamul Goboleed Jeegaanta oo
Sacad & Moorgana ka furatey, antidii Umadana halkaa lagu dhacayo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama