Oodweyne News - Latest Somali News Update

Sacad Cali Shire Isagoo Tuuga oo Ilaahay Ka Xishoon, oo S/land Dekedii, Airportkii & wada xaraashay, ayuu la soo taagan yahay Nagu Hambalyeeya Aniga & moorgan Wadanka aanu dhacnay.

Sacad Cali Shire Isagoo Tuuga oo Ilaahay Ka Xishoon, oo S/land
                    Dekedii, Airportkii & wada xaraashay, ayuu la soo taagan yahay
                   Nagu Hambalyeeya Aniga & moorgan Wadanka aanu dhacnay.
Sacad Cali Shire Macagagnimo & Tuugnimo isku darsaday, ayaa Wadanka uu boobay
xaraashay, ee uu Doollar Shanadaku sito Diyaaradaha la raaco, ayuu halkuu isku khajili
laha uu ku andacoodey noogu hambalyeeya, tuuganamida,
Bal wuxuu la soo taagan yahay Shirkad aanu Wadanka ku dhacayno ayaanu ku qoraney
Sacad & moorgan, ee tuugadaa casriga ee aanu ku dhacayno Wadanka, hanagu caayina
ee S/land ayaanu ku xadaynaa ee noogu hambalyeeya.
Muuse biixi wuxuu Sacad uu la hadhay Tuugnimada ayuu kula saaxiibka yahay, waayo kaasoo
Kale ee Arimihii Dibada albaabada u soo oodey, ee ka Dhigtey NGO uu ku dawarsado, waa la
Maxkamadeyn lahaa ee abaal gud loogama dhigan, wadanka uu wada xaraashay ee uu Xaqul-
qalinka dhaafsadey ee xiitaa xooghayn u samaystey, weliba Shirkad aan gudaha Wadanka ahayn
ee Debeda.
Muuse Biixi waakaa wadankii oo Siilaanyo god madawku ridey, isaguna u sii dheereeyey ee sii
xabaalay, ee Sacad Cali Shire oo tuuga Somaliland iibiyey ee xaqul-qalinka siistey soo celiyey
ee Shirkado Wadanka lagu dhaco, Magaciisa & Moorgan ku soo qortey.
Sidaas Darteed, Somaliland horana Siilaanyo & Labadii Habrood, Muhanad, Moorgan & Sacad
ayey eedey, Imikana Muuse Jeegaan, oo Hargeysana Biyihii ka xidhey oo Xumbo weyne waa
la aasayaa Biya dambe ma jiro, ee Hargeysaay haraadkaagaa sido, siiba Dumbuluqay hadaan
biyaha Xumbo weyne Geed-deeble dib loogu soo celinayn, oo Xaafadaha Jeegaantu ka sii
dhergeyn, biyo heli maysaan, ee Wasiirkii Biyaha loo soo dhiibay Daantaa Dumbuluq biyo waa
ka xaaraan, oo Xumbo weyne Biyo ma leh, talaw, Muhanad, Samsam & Siilaanyo & sacad & Moorgan
saw Ilaahay naarta ka waraabin maayo, ilayn Lacagtii Malaayinka ahayd waakuwaa qaatey ee
Kore ku yidhi intey soo dhex mareen Xumbo weyne wyuu gudheyu, Kulmiye 1 Siilaanyo & Kulmiye2
Muuse Ilaahay Idin gudhi oo biyaha Baadkaba & Irsiqaba Alla idinka xakamee,. Shicibkii bay
haraad ku dileen, intey lacagtii cuneen, Naarta ka caba.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama