Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wasiirkan Dilaalka ee Sacad & Moorganba hala Maxakameedyo oo Shicibka Somaliland ee Dekedoodii, Airportyadii & hantidii Wadankani Lahaa Iimaaradka siiyey, Imikana Magacii S/Land Magacoodi ku qortey, haka soo hor jeestaan.

Wasiir Sacad Dekedii & Airportkii intuu xaraashay ayuu kolba Tv,yada Been Shicibka uuga
sheegi ma saxeexayo, & waa Nuxur ee Heshiis maaha & waan Saxeexay oo Wadanka & dekeda
ayuu hotumar u keenayaa, mee Horumarkii xiitaa Baabuur Muwaadin leeyahay oo Dekeda ku
dhacay ayaa ay ku daawadeen qoladii Carbeed ee Dekeda la siiyey, Dekedii ayaa Imika Carabi
iska maamuusha, kolkaasay Dilaaliilinta Sacad & Moorgan kolkuu cidi xisaabin weydey ay ku
darsadeen Shirkad ay iska leeyihiin oo ay Magacoodu ku qoran yahay, ayey ku andacoonayaa
Somaliland ayaa leh oo Ictiraaf ayey inoo keenaysaa, Wasiir Muhanad, & Sacad & Moorgan
Saldhiga & DPW, Ictiraafkii ayey keenaysaa ay ku hadaaqayeen mee maxay dhashay, Lacagtii
Cashuurta Berbera oo Dubia ku xaroota, Xoolihii oo sidii u xidhan, Dekedii oo Carab iska yeeshay
Shicibka Somaliland kolkiib Wadankoodii la xaraashay ee Siilaanyo & Labadii Habrood, Moorgan
Muhanad, Sacad Cali, Cali Mareexaan xaraasheen cidi hadli weydey, damqan weydey, ayaa
ishiisa la arkaa Ushiisa lagu dhuftaa.
Moorgan & Sacad waxay Shirkadan u samaysteen inaan cidi wax talaabao ah ka qaadayn
Kuwii Mooshin Quutayaalka ah ee Baarlamaankana Dhaameelkii intey u daadoyaan Durduro
ugu ansixinayaan, kolkaa Sacad & Moorgan waa rageedii intay Magacii Somaliland baabi,iyaan
Magacyadooda Sacad & Moorgan ku qortaan, Talaw Ma aamul Gogoleed Sacad  & Moorgana.
Bal eeg , ma xishoonayo ma khajilayo Magaciisii ayaan ku qortey ayuu leeyahay, hadana wuxuu
leeyahay Wadanka ayey wax u taraysaa, oo Somaliland ma waxa lagu bedeley Magaciida & Moorgan.
Shicibka S/land ee aqqonta & Wax garadka leh kaadsoo moodhan oo  Magacii Somaliland baabi,iyey
ayey eeganayaan, oo ay hadana ku faanayaan Wadan wax  qabsaday  26 Sanadood, Sawkaa
Siilaanyo wuxuu Wadankii badey uu Muusana sii wado, oo Moorgan & Sacad ku faanayaan
Shirkado aanu iska leenahay oo Sacad ^& Moorgan ku qoran yihiin ayaa Somaliland leedahay
oo Maal Gashi & Ictiraaf u keenaysa, Subxaanalaa.
Asha Jama