Oodweyne News - Latest Somali News Update

Warbaahinta Oodweyne News Oo Raaligelin Ka Bixinaya Qoraal Si Khaldan Uga Baxay Mareegta Oo Ku Saabsan Shirkadda Biyaha Ee MAAXDA

Maamulka guud ee Oodweynenews s ayaa waxay raaligelin BUUXDA ka bixnayaa Qoraal si khaldan loogu soo daabacay Oodweynenews 02 Feb 2018 kaasoo ku saabsanaa Shirkada Biyaha ee Maaxda oo ah Shirkada Ugu Caansan Somaliland ee Xagga Biyaha Mineral Water.

 

 

Sidaas darteed Oodweynenews waxaan mar labaad iyo sadexaadba ka bixineysaa Raali gelin qoraalkaas  khaldanaa  oo wakhtiga kooban loogu faafiyey Mareegta , arintan  oo aan masuul ka ahayn oodweynenews iyo Hawl-wadeenadeeda isla markaana aan ka tarjumeyn aragtida Mareegta Oodweynenews oo ka mid tahay warbaahinta dhawr iyo toban sano hawada ku jirtay.

 

 

 

Maamulka Oodweynenews
Hargeysa Office