Oodweyne News - Latest Somali News Update

BISSMILLAAH WSC HORTA NABAD

BISSMILLAAH
WAXAN KAA SO JEEDA BEELAHA CIISA MUUSE  DEGAN AHAAN KAA SO JEEDA  ( DEGANKA SANYARE)
WAXAN KAA MID AHAA DADKI SIDA XUUGA AAH OO TAGERAY XISBIGA WADANI OO MADAXA KAA AHAA MUDAN
CABDIRAXMAN CIIRO,
WAA IGA SUAALE MAXA DHACAY MARKI LAGU DHAWAQAY NATIJAADA DOORSHADA .
ANIGA OO KU SOCODA GOBTA XISBIGA AYAA LIX NIN   OO HABBARYUNIS AAN AQAAN  AYAA DAGAL IGULA
SO  DHAQAQAY  WAAN KAA TIIRSANAHAY XISBIGA OO HADAN JOOGAY OO CARURTAYDAN RAASHIIN OO DOONAY
WAA LAA DIIDAY IN HORE OO SOCODA AAN XISBIGA GAALO ILAA MANTA JAWAB MAA HAAYO WAXAN KAA MID
RAAGE LACAGAHA LO KEENAY IN AY XISBIGA QODHMIYE SO GALAAN EE DIIDAY, WAXAN AHAA NINKI RADIO XISBIGA
DADKI LONDON KU XIDHAY XISBIGA TOLOW GORMAAN NOQDAY  CADOW HABBARAWALA SIDA LAA IGU SHEEGAY WAXA NAXDIN LEH DAD REERKA CIISA MUUSE AAH OO TAGEERSANA XISBIGA WADANI BAY WAXAN  IGU DHACAY WAX LAA MIDA
SHEEKADO MAXAY MAA NACAYB CIISA MUUSE BAA  OO MARKA NAA SO DOONATEEN IN ANU IDIIN TAGEERNO IN ANU CIISA MUUSE  CALAAMADA MARKI DANBEE  NAGA  MUUQTAY MAY MUUQAAN MARKI HORE,
 WAXAN ISA SUAALA ARR KUWAN HY MAA INTA BAA AQOONTODA SE ADUUNKA MAA MAALINTA OO QODHA BAA
WEJIGU WAA BASSABOOR ANIGU IDIIN BAARTAY KUWA SACAD MUUSE IN IDIIN KAA XIIGA AYAAN ISU HAYSTAY DEGANKA AAN  KAA SO JEEDO EE TOGDHEER EE AAN IDIIN LAA WADAGO 16 AWOW INTOODA BADAN BURCO IGU ASSAN YIHIIN INTA HOWDAKA KU ASSAN MAHANE IDIIN BAARTAY WAAN LO NOQON DOONIN  IN AAN LAGU XIDHMO GOBB LAA IDIINKU TAAGERO SII KASTA BAA SIDA SHEEGTAAN SUBAAX KASTA MAA TIHIIN WAA HY DAD SOMALILAND OO DHASHAY EE XAMAR IYO KONFOUR IYO MAJERTEEN IYO DHULLBAHANTAD NAGA KIIN XIIGA  HUUB CULOS KAA SO QAATA BUUHODLE NAGU GARACA HAA LAA IS ARKO WAX DHULKA NAGA YAALA ISKA YAR WELL COME BAA TOOKH WEYN
Sahal Samatar Gaadiid