Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Waraysi : Gudoomiyaha Ururka Cadaaladda iyo Sinaanta Uu Kaga Hadlayo Dagaalka Tukaraq, Musuqmaasuqii SIILAANYO, Iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi ah

GTV Ee Magaalada Edmonton ee Dalkan Canada oo waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Gudoomiyaha Ururka  Cadaaladda iyo Sinaanta Ee Somalida Uu kaga Hadlayo Arimo Xaasaasi ah Oo kale Duwan  , halkan hoose ka daawo