Oodweyne News - Latest Somali News Update

” Wasiir Maxamed Kaahin Oo Waaran Xadhig Ah iisoo Jaray, Horta Hasoo Xidho Suldaan Xasan Iyo Buurmadaw ….”Suldaan Maxamed Muuse Cune

”  Wasiir Maxamed Kaahin  Oo Waaran Xadhig Ah igu Raadinaya, Horta Hasoo Xidho Suldaan Xasan Iyo Buurmadaw ….”Suldaan Maxamed Muuse Cune oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada burco.