Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii Labaad Loo Diido Calanka Somaliland

Safarkii labaad ee dalka dibadiisa ugu baxo Madaxweyne muuse bixi dalka jaarka aynu nahay laakiin xukuumadda somaliland ay ugu yeedhaan walaalaha nahay oo markii labaad Madaxweyne Muuse ka qariyaan ama loogu diido in la babar dhigo calanka Somaliland, Tolow ma maamul-goboleed buu muuse aamun yahay waaba yaabe ?

 

ju
Muwaadiniinta reer Somaliland ee dalkooda dadkooda iyo diintooda daacadda u aha xaal mug iyo miisaan siineynaa CALANKAYAGA MUUQA DHEER EEN ILAAHAY QARIN EE TAWXIIDKU KU XARDHANYAHAY.

hh