Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Sawiro Ku Cajiib Gelin Doona Madaxweynaha Maraykanka iyo Madaxweynaha Waqooyiga kuuriya

Waxaad uga barateen Oodweynenews warar iyo Barnaamujyo xiiso leh bal nala daawo Sawiradan xiisaha leh kuna cajiib gelin doona Madaxweynaha maraykanka iyo Madaxweynaha waqooyiga kuuriya.

 

Sawiradaa aad u jeedaan waa nin police ku garbaduubeen oo waxaa iska hor yimid cadaanka madawga neceb iyo madawga maraykanka waxaad halkaa ka aragtaa sawirka hoose oo dabkaa laysku afuufayo kuwan fara laabkooda la soo tiigsanayaan iyadoo ciidanka nabad gelyadu ku kala dhex jiraan halkaana askari millayeriga ah ayaa daad ka badbaadiyey gabadh iyo ilmaheedii isagoo labadiiba sida aad aragtaanĀ  iyo siduu u sido oo malaa nin somaliyi aanu u qaadeen sidaa.
US President Donald Trump, first lady Melania Trump and their son Barron Trump wear special glasses to view the solar eclipse from the Truman Balcony at the White House. Madaxweynaha maraykanka iyo marwada koowaad iyo wiilkiisa ayaa qolk ay ka degan yihiin guriga cad ee looga arrimiyo maraykanka iyagoo muraayadaha lagu eego qorax madoobaadka ka eegaya qolka dhinaciisa dhinaca kale halka dhigiisa waqooyiga kuuriya ku mashquulsan yahay siduu isaga difaaci lahaa maraykanka oo ay col daahood go’ay yihiin
Orod yahanka jumaykaanka ah oo ka dheereeyey Orodyahan maraykan ah jilib dhigna ku salaamay iyo nin ka mid ah muslimiinta loo yaqaan Rohinga ee waddanka yar ee Minimar oo qof waayeela soo badbaadinaya iyo weliba nin gurigiisa dhisanayey oo dab u soo galay adiguba caqlaad leedehee carar maxaa dhaama
Gabadh u dhalatasuuriya oo ah jabhada ka soo hor jeeda dawlada oo calankooda ruxaysa iyo wiil yamani ah oo illaahay bar yaya in wadadnka nabad ka dhigo iyo qaaradii oo soodhku dalan dalayo waa kiinya mar uu mudaaharaad ka socday baangad wax loo yaqaan ayay boqnaha isku jaraan waana ka ninkaasi sito gaadhigaa ciidamada ahina waa koongp
Marakay dontu degayso dadka saran dusheeda naxdin waysla dersaan waa nin tahriib ahaa oo naf ka quustay saaxiibadiina socdeen iyo markii robbert mugabi xukunka laga qaaday ee uu aqbalay oo lagu farxat nin dhagax lagu dilay Kenya oo mucaaradka taageersanaa Rayla Odhinga isagoo suuqa yaala weli maydkiisana la astuin weli
Intaa ayanu ku soo geba gebaynaynaa caawa iyo sawiradii
Oodweynenews,com
ENG ABDIRAZAK YASSIN MAXAMED