Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa ka Hadlay Garoonka Kubada Cagta Burco

Burco (OWN)-   Wasiirka Ciyaaraha Somaliland, agaasimaha wasarada ciyaaraha iyo Gudomiyaha gobolka togdheer ayaa Kormeer ku tagay Garoonka Kubada cagta ee Gobolka togdheer.

 

 

Kadib markii Dhalinyarada ciyaarta kubada cagta ee gobolka togdheer ay Ka Yimadeen Cabashooyin badan oo La xidhiidha garoonka kubada cagta oo aan hada shaqaynin, iyadoo garoonadii kale ee dalka dhamaantood la dhigay agabkii u ay u baahnayeen.