Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wasiika Hawlaha Guud JSL Oo Si Cad Sheegey In Dhulka Iyo Hantidii Ummadda Xukuumadii SIILAANYO Boobeen

“Hantidii Ummadda Si Ba’an Bay Xukuumadii SIILAANYO U Boobeen Iyo Hantida Dawladda Ee Sida Ba’an Loo Boobey ………” Wasiika Hawlaha Guud

Halkan hoose ka daawo Wasiirka Wassaaradda Howlaha Guud, dhulka Iyo Guriyeynta Cabdirashid Xaaji Ducaale ayaa si cad u sheegey in hantidii ummadda la boobey.