Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Ee JSL Oo Ka Hadlay Xududaha Dalka iyo Dagaalka Tukaraq Ee Somaliland iyo Puntland

Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Somaliland oo saaka Xafiiskisa Shir Jaraa’id ku Qabtay ayaa Wuxu Ka hadlay Xalada Dalka iyo sidi Loo Sugi laha Xuduha Dalka Waxanu Si Adag uga Hadlay Xalada Tukaraq iyo Arimo badan kale

Halkan ka Daawo Warkan

m kaahin