Oodweyne News - Latest Somali News Update

BOQORADA DANYARTA SOMALIYEED MARWO KABOYAR OO LA WEERARAY……….. MARWO GOBAAD STOP..

Boqorada danyarta somaliyeed marwo Farxiyo Kaboyare oo markii group ku saaqiday magaalada xaydarabaad hindiya weerar bahalnimo ah oon la meel dayin ku qadeen marwada intaa kadibna ay ku faneen dollar forjeri ah oo interpol -ka loo  sheegi  doono meesha lugu soo daabaco dollar-ka forjeri ah ee somaliya kasoo gala gobolada dhexe si danyarta somaliyeed waxooda loogu dhaco  tasoo misna  dollar-ka foorjeriga ihi sabab u yahay sicir bararka iyo sarif bararka danyarta ragaadiyey kuwasoo aafo qaran ah   ………  marwo Farxiyo Kaboyare maha abwaanad kaliya  ee waa samafale heer caalami ah oo danyarta af -somaaliga ku hadashaa iskugu mid u tahay cidii isha u baxaysa danyarta soo weerarta calaama kasoo if baxaysa farxaduna waa ku yaraan doontaa , meel aanu ka fileyna wa laga soo geli doona…

 

Hada waxa iyana soo dhex booday Abwaanad aanu qadirin u hayno lakiin wado khaldan afka saartay tasoo kusoo ambatay marwo farxiya kaboyare marwo Halimo Gobaad it is not your call please don’t answer it …, we don’t like see you burn

Hayad’aha caalamka xuquuqda abwaanada u doodana waanu gaadhsiin donaa gafka loo gaystay samafale sare marwo fariya kaboyare . …… marwo Farxiya Kaboyare waxaanu leenahay “never argue with stupid people, they will drag you down to their level and then beat you with experience.”


Ahmed Jigga