Oodweyne News - Latest Somali News Update

Ninkii Aasaasay Barta Internetka Ee Wikileaks Oo La siiyey Dhalashada Dalka Ecuador

 Ninkii Aasaasay Barta Internetka Ee Wikileaks Mr Assange ayaa dawladda Ecuador shalay ku dhawaaqeen inay siiyeen  dhalashada dalka Ecuador kadib markii uu ka codsaday in lasiiyo aqoonsi dalkaas .

Sanadkii 2012 isu dhiibay safaaradda Ecuador ee magaalada London, halkan hoose warkaas oo dhan kala soco wasaaradda arimaha dibedda Ecuador oo arintaas ka hadlaya.