Oodweyne News - Latest Somali News Update

Diinta Islaamka Oo Noqonaysa Diinta 2aad ee ugu Wayn Dalka Maraykanka Sanadka 2040

Diinta Islaamka Oo Noqonaysa Diinta 2aad ee ugu Wayn Dalka Maraykanka Sanadka 2040, Tirada dadka muslimiinta ah oo aaad usii kordhaya dalka maraykanka ayaa keenaysa in diinta Yuhuuda lagaga tuuro kaalinta labaad ee dalka Maraykanka , hadaba hoos ka daawo warkaas oo dhan.