Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxweyne Siilaanyo & Aamina Weris, waxay ahayd in Maxkamad la saaro, oo Hantidii Umada ee

Madaxweyne Siilaanyo & Aamina Weris, waxay ahayd in Maxkamad la saaro, oo Hantidii

Umada ee Guryo, Deked, Airportyo, Schoolo, Wershedo, Buuro & Cir & Dhul & Badba uu

Xaraashay, Xaqul-Qalin dhaafsaday, Acountyo Debeda soo Dhigtay, uu hadana abaal gud u

helo in lagu amaano, Madaxweynr Horumar & wax Qabad, waa mid Subxaanalaa.

Siilaanyo Wadankii wuxuu kaga tegey Wadankii oo uu xaalufiyey, oo uu wada xaraashay, oo Hawadii s/and uu

wareejiyey, Dekedii & Airportyadii oo uu wada iibiyey oo uu Dal Shisheeye ka iibiyey Iimaaradka oo uu Xaqul-qalin

dhaafsaday, Siilaanyo Buurihii & macdantii & Khayraadkii wadanka ayuu xaraashay oo Indha yar & kambaniyo

cadaani iska gurtaan ee weji-xun wasiira uu adeerka u ahaa uu qandaraas ku siiyey in la xaalufiyo Wadanka.

Siilaanyo Ictiraafkii albaabada ayuu u laabay, oo dilaal & xaqul-qalin & Dhaqaale ayuu ku bedeshay oo wasiirka

Dilaalka ee Sacad Cali Shire ku baabi,iyey Saaxibadii & aqoonsigii /Land, halkii sacad lagu maxkamdayn lahaana

Abaal gud ayaa looga dhigay inuu wasaaradii ku soo noqdo oo uu Dilaalkii u ahaado.

Siilaanyo & aamina Weris & Moorgan & Maxamuud Xaashi & Cali Mareexaan & Samsam, maanta waxay ahayd in

Dacwad & Maxkamad la saaro Wadanii oo ay dhinac kasta ka iibiyeen, ka boobeen, Daaro, Huteelo & Acountyo ay

kawada samaysteen, oo xaaraan & Xaqdaro Xoolihii Umadfa kuwada dhergeen sidii Gafanaha kuwada naaxeen.

Siilaanyo waa Madaxweynihii Wadankii harcigiidii, Maxkamadihii, Golihii Baarlamaanka intaba intuu baabi,iyey ku

fasaahidiyey, Musuq, aaluulsh, Moodhin Quutayaal & weji-Kumacaash ee kuligood Siilaanyo & reerkiisa Xaaraan &

xaqdaro, Mashaariicda 7 Boobka & Dhaca ugu duuga qalinka u ansixiya oo duuduub qalinka ugu duugi jirey,

Siilaanyo Maanta Gurigiisa Booli qaran ee uu qortay Vila Siilaanyo, Huteelka abartiisu Booli qaranka ku boobtay

Womens,Club Dumarka ee Booli qaran Huteel Jirde loo bixiyey ayuu ku faanayaa, isagoo Wadankii meel uu dhaafay

& Meel Nool toona jirin, Dhul, Bad, Cir ayuu Hargeysa sidii Madaxweyne bilaa Godoba dhex taxaashayaa oo weliba

V,qaranka loogu heesayaaSiilaanyo & Aamina Weris oo ah Qoyskii orumarka S/Land. Subxaanalaa.

iilaanyo & eerkiisa, Aamina Weris, Moorgan, Maxamuud Xaashi, Cali areexaan, SamSam & Wasiir Weji-Xun  qaar

kaloo badan Dad Cun diirtay wadankii, Dhulkii, Cirkii & Badii, Buurihii hadii S/and maxkamdayn weydo la weydiin

waayo, xaqii Umada, Xiitaa Qaadhaankii Abaarta, Ilaahay Maxkamdiisa oo aakhiro & Xabaashi ayaa la soo taagi oo

sugaysa, Laakiin Shicibka S/Land qofka tuuga, xaaraan cunka ee xaqii Umada cunay yey bogaadin & Hambalyo uugu

darin.

Maanta Siilaanyo & Aamina Weris & Xukuumadiisii wax lagu hambalyeeyo, lagu xayeysiiyo may kasban, mana mudna

meeday Hawadii /and, meedey Dekedii irportyadii, meeday qaadhaankii abaarta Dad Masaakiinta, mee Womens-Clubkii

meeyey Ictiraafkii, meeyey Haamihii, Wershedihii Laydhka, Sibidhka , Kolkaa yoon loo gargaarin Tuuga & wax ka xaday.

Wabilaahi Tawfiiq.

 

 

 

Asha Jama