Oodweyne News - Latest Somali News Update

Quraanku Ma Yahay Mudnaanta Kowaad Ee Noloshaada? Sh Said Ali Ahmed

Barmaamijanki waa qaybtii afraad uguna danbaysay ee barmaamijyo dhawar ah oo aan kaga hadlayay Quraanka iyo ahamiyada uu u leeyahay qofka Muslilmka ah. Qaybtan waxa aan kaga jawaabayaa su’aasha ah “Quraanku Ma yahay mudnaanta kowaad ee noloshaada?”