Oodweyne News - Latest Somali News Update

MAR HADDAAN SOMALILAND DHEEFTEEDA LOOSINAYN DHIBTEENA LOOSINAANMAAYO.

MAR   HADDAAN   SOMALILAND   DHEEFTEEDA     LOOSINAYN   DHIBTEENA   LOOSINAANMAAYO.

HADII   DULMI  LAYSU   XULAFAYSTO   XAQ  BAA   LAYSU   XUFAYSANDOONAA.

DALKAN   YAR   EE   SOMALILAND   LAYIDHAAHDO   SIDA  LOOGUKALA   XAQBADANYAHAY    WAA   LA   OGYAHAY,    DALAKAN    CIDDII  DHIDIBADA   U  TAAGTAY   HUB_KADHIGISTIISII      IYO   DAWLADNIMADIISA   EE   DUHURKA_CAD   TIDHI   WAANAKAASE    YAA  NUGUDAYANAYA   OO   HUBKOODA  IYO  CIIDANKOODABA SOOXARAYNAAYA    EE   LAGUWADADAYDAY   WAA   LAGARANAYAA.

   WAXALAWADA   OGYAY    INAANAY   JIRIN  NABADGALYO    IYO    SANSAAN    DAWLADEED   OO   KA  HORAYSAY     HUB_DHIGISTII    AY    BILAABEEN    CIIDANKII   LA   ODHANJIRAY   SANCAANI.

WAXALA_OGYAY   DIB   U  XORAYNTII   SOMALILAND   CIDDII   U  DAACADA_AHAYD   EE    U  DHIMASHADA   BADNAYDNA    EE   INTA    BADAN    AAN   LA_AANTOOD     LADHAQAAQIJIRIN   EE    LA_AAMINSANAA   HADDII   AANAY   CIIDANKA  HOGAAMIN    AMA   AANAY   KUJIRIN   INAAN     LAGUULAYSANKARIN.

HADABA    HADDII   TAARIIKHDA     SOOYAALKA    AH   IYO      SIDA    DALKAN    LOOGUKALA   XAQ    IYO    XUQUUQ   BADANYAHAY   DIB   U  EEGIS   LAGUSAMAYN   WAAYO   OO   WAX   LASIXIWAAYO       MARKA    DANBE   WAXA   DHICIDOONTA   IN     GACMAHAA   LAYSULATAGIDOONA.

xasan karuur