Oodweyne News - Latest Somali News Update

SOOL SANAAG IYO AWDAL VS COL IYO ABAAR

Waxa la soo dersay gobolada darifyada col iyo abaar horle, sool iyo sanaag weera horlay la kuwsatay korneyle biixi.

taas oo salka ku haya socdaal wasiir oo badhan yimid , socdaalka madaxweynaha federaalka oo garoowe yimid

iyo mashariic ka bilawdaday bosaaso iyo cerigabo oo ah dariiq laamay ah ku kacaya dhawor million oo dollar.

waa mucjiso waayaheega leh wasiiradii jeegaanta kulmiye ee cusbaa oon la ansixin in dalkii ka bilawdo col iyo abaar.

DHULMI DHACAY

DAWABA LOOMA

HELO DAAYIN ABIDKEED.

Awdal xeebaheega waxa bilawday xaaluf horle

iyo abaaro jiilaal taas oo xoolihii dabargo ku jiro

duunyo iyo dadba liito qayladhaani ka jirto

suaashu gudidii abaraha ee qaadhaankii

loo ururiyey haya ma u gurmanayaan

madaxweyne ku xigeen saylici

iyo wasiirka diintu khaliil baa

ka masul ahaa qaadhaankii abaaraha

oo kayed inoo ah ee u gurmada

umada abaaraysan ee (GOBOLADA GALBEEDKA COLAADA BARIGANA DADKU ABAARIHII QIXISO KAMAY DOOGINE

ADEER HURINTA DAB COLAADEED KA DAAYA).

BARIIDADUNA WAA SEDE ,

NIN BUKAANKA KUGU NACAY.

ADOO BAAHAN KAA TEGAY,

SAMO KUMA BANAANA.

WAA MARKHAATI MADOON

IN KORNEYLE MUUSE BIIXI

HAWSHII CASGARAGINIMO

QABSANAYO EE LOO DOORTAY.

waxan kusoo gonaanadayaa

hal bayed oon ugu hambalyeynayo

jeegaanta iyo mudhaha xukun

casgari.

WAADIGII RUXMAYEE U ROORAAYEE

KU RAAXAYSO REENKA KAARAHA.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.