Oodweyne News - Latest Somali News Update

Darawalkii Iyo Gaadhigii Ex Wasiir Saleebaan Xaglatoosiye Oo Burco Lagu Xidhay , Xadhigaas Oo Lagu Eedeeyey Inuu Ka Danbeeyo Madaxweyne Muuse Biixi + WARAYSI

Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo ku eedeeyey Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi inuu gaadhigiisii , darawalkiisii ku xidhay saldhiga magaalada  burco , halkan hoose ka dhagayso waraysi.