Muqdisho : Xukun maanta lagu fuliyay Askari hore u dilay Talyihiisa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xidigle Cabdinaasir Daa’uud Sheikh Hassan oo Hore u dilay Taliye Ururkiisii Dhamme Cabdi Maxamed Axmed Hurdaaye.

Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ayaa horay ugu eedeysay xidigle Cabdinaasir in uu ka baaqsaday safar dhinaca dhulka ah oo ay geli lahaayeen Ciidamada uu katirsanaa, balse isaga uu ku doodayay in xaquuqdiisii mushaarka uu waayay.

Xukunka lagu fuliyay Xidigle Cabdinaasir ayaa toddobaadka waxaa ku riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker