Oodweyne News - Latest Somali News Update

Muwaadin Reer Somaliland ah Oo ciidamada RRU gurigiisa ka afduubeen una gacan galiyeen Ciidamada Jabuuti

Muwaadin Reer Somaliland ah Oo ciidamada RRU gurigiisa ka afduubeen una gacan galiyeen Ciidamada Jabuuti, waxaaana arintan dabagal ku sameeyey weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.