Qarax kale oo goordhaw ka dhacay Beledwayne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi goordhow ka dhacay Qarax Xooggan.

Wariyaha KNN ayaa soo sheegaya in qaraxa uu ka dhacay meel u dhaw Xerada Lama Galaay, ka horna la maqlay rasaas xooggan.

Waa qarixii saddexaad oo saacado gudahood ka dhaca xirada Lama galaay ee magaalada Beledwayne.

Wixii ka soo kordha halkaan kala soco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker