Oodweyne News - Latest Somali News Update

“Xisbiyadii Iyo Siyaasadii Waxay Dib Ugu Noqdeen Gurigii Qabiilka”

Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka sheegay sida ay Somaliland uga gudbi karto Aafada Qabyaalada,Waxaana uu sidoo kale sheegay in Xisbiyadii iyo Siyaasadii ay dib ugu noqdeen Gurigii Qabiilka.