Oodweyne News - Latest Somali News Update

BAAQ TAAGEERO IYO BOGAADIN: Beesha Garxajis

بسم الله الرحمن الرحيم
Bismilaahi Arraxmaani Arraxiim
Anaga oo ah qurbajoog beesha Garxajis oo degta gobolada sanaag , togdheer , Sool   ,saaxil, iyo maroodijeex oo  ku kala sugan daafaha aduunka , kadib markii aan isla eegnay hawlaha is daba jooga ah iyo xaaladaha kala guurka ee ka jira  Somaliland , kadib markaanu qiimeynay dhibaatooyinkii iyo musuqmaasuqii ka dhashay doorashadii dhicisoowday ee ka dhacday somaliland taariikhdu marka ahayd 13/11/2017 , kadib markaan isu geynay xaalada guud ee goboladda iyo dalka, waxaan isla qaadanay qodobadda hoos ku qoran :
1. In si buuxda  loo taageero shirka ay ku dhawaaqday gudida beeshu , hiil iyo hooba la isla barbar taago.
2. In meel adag la iska taago shirar la shageeyao in madmadaw iyo shirqool hadheeyay oo dhexmaray Muuse biixi iyo dhawr qof oo dano gaar ah toocsaday.
3. In maanta laga bilaabo Gudida beeshu tahay marjaca Kali ah ee talado beeshu ka go’do , loona xil saaro dhaman go’aamada iyo talooyinka masiiriga ah ee khuseysa beesha kor ku xusan.
ALLA MAHAD LEH
Dec. 6 2017
Xubnaha shirka ka qayb galay
1-  Ahmed. Amiin. Jaruur. Cilmi
2-mukhtaar maxamed. Xasan
3-maxamed maxamud maxaned
4-Sahra saleban Ay jeex
5-maxamed. Axmed nuur
6-maxamed cisman Abokor(Gawadhi)
7-Ayaan. Jamal. Adan
8- Adna Cali. Fidhin
9- Kawsar Farax cawed
10-zamzam  xassan cabdilahi
11-Nuura Faarax Jooj
12-Muna xandule
13-Yaasmiin Maxamed
14.Sahra Cawaale
15.Khadra MaxamedbKahin
16.Zamsam Adan
17.abdi m iidaani
18.Fadumo faarax Diiriye
19.Cawale Yusuf Cawale
20.maxamuud qawdhan cilmi
21. aniisa daahir madar rooble
22. caaqil cali muuse diiriye
23.faysa maxamed qawdhan.
24.kawsar faarax cawaale
25.maxamed cali haybe
26.cabdillaahi ismaciil aw yuusuf
27.maxamed ibrahin ismaciil
28.cabdalle Mahdi jaamac
29.deeqa jaamac cllahi ciiise
30.raxma xasan siciid
31.faadumo muuse gadhle
32.naasir xuseen yuusuf
33.nimco yuusuf
34.cabdirisaq xaaji daahir
35.salaan yuusuf muuse
36.Raxma Maxamuud Ismaciil
37.Hibo Qardhab
38.Cabdiqani Maxmed Jamac
39.Nuura Cabdi Cali
40-cumar Cali cabdi
41-Hinda farax xusen
42-xuseen ismacil
43- Cabdiraxman M. Cumar
44- Juwairiya Saleeban Cabdillahi
45- Umalkhayr Xaji Ibrahim
46- Maxamed Cabdillahi Cige
iyo dhammaan akhyaarta Golaha Ruudda ku jirta ee danaha beelweynta Garxajis hadh iyo habeenba u tafaxaydan.
ilaahbaa Mahadle.
Taageerayaasha Isbeddel Doonka Xosbiga Wadani.
Wa billaahi al tawfiiq