Oodweyne News - Latest Somali News Update

Fanaanadda Gaduudo Carwo Oo Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil  oo loo yaqaan “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa .

 

Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Af-soomaali  ku heestaylaga ee laga maqlo Idaacadda 1950-yeedii, Waana  hooyadii fanka Somaliyeed.

 

Bahweynta Oodweynenews ayaa halkan tacsi tiiraanyo leh u diraya qoyska iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad Shamis Abokor Ismaaciil , waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu janada fardawsa ka waraabiyo aamiin

 

download (4)