Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxweynaha Dalka Falastiin Oo Si Kulul Uga Hadlay In Donald Trump Magaalada Qudus U Aqoonsado Caasimada Israa’iil ( Yuhuuda)

Madaxweynaha dalka Falastiin Mahmoud Abbas, Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey  Aqoonsiga Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Magaalada Qudus Inay Noqoto Caasimada Israa’iil , halkan hoose ka daawo.