Oodweyne News - Latest Somali News Update

SIR FASHILAN-TAY

Sir fashilan-tay

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib madaawanaysay

Tv. Laga leeyay dalka imaaraadka oo ka sheekeeyay

Xidhiidhka ka dhexeeya soomaaliya oo ah mid qota dheer

 

Kordhiye. Saaxiib waxa aan kuugu daray inay fashiliyeen

Dekadda BERBERA  iyo  SALDHIGA oo ay sheegeen

In heshiiskooda la galeen dawlada SOOMAALIYA

 

MAAMULKA S/LAANNA ay goobjoog ka ahaayeen

Waxa kaloo ay sheegeen inay aamin sanyiin midnimada

Soomaaliya wax la yidhaa S/LAANNA aanay aqoonsanayn

Laakiin ay yihiin maamul goboleed ka mida SOOMAALIYA

 

Taasina waxa ay ka mid tahay denbiyada xukuumaddan dhacaysa

Ee haddana dhalanaysaa ay ka galeen qarankan barakaysan

Haddaba kii uu codeeyay ee bilaa dareenka ahaa ha ka jawaabo

Fadexadahan soo ifbaxaaya.

 

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom