Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hanti Dhawrka Qaranka Somaliland Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Dhamaan Dhulkii Dawlada Ee La Iibiyey Bilihii Lasoo Dhaafay

Hanti Dhawraha Guud Ee Somaliland Oo  Sharci Daro Ku Tilmaamay Dhamaan Dhulkii Dawlada Ee La Iibiyey Waxii Ka Danbeeyey Malintii Doorashada Somaliland, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.