Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Gudida Qaban Qaabada Shirka Beelaha GARXAJIS Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Qodobada Kasoo Baxay

Guddida Beesha Garxaajis oo goow dhaweyd warbaahinta kula hadashey magaalada Hargeysa waxaa ay shaacisay in dhawaan la qaban doono shirkii sanad laha ahaa ee beesha Garxaajis .

Guddida ayaa sheegay in goobta shirkaas lagu qaban doono iyo wakhtiga la qaban doono ay u magacaaben guddi qaban qaabo oo ka soo shaqeysa isla markaana magacooda goobta laga yeedhiyey, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.