Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Warbixin ku saabsan Cadaalada Gudoomiyaha Maxkamada sare ( Qaybtii 4aad) ku biiristii Jamaal xisbiga UDUB

Ururka Bristol Somali Interactive Media Association ee loo soo gaabiyo (BAIMA) oo Fadhigoodu yahay Bristol UK, waxay soo diyaariyeen Todoba Cajeeladood oo ku saabsan Cadaalada iyo garsoorka Gudoomiyaha Maxkamada sare oo wada ah muqaal ah.
Maantana qormadeenani waxay ku saabsan tahay imaatinkii Jamaal Cali Xuseen iyo ku biiristii UDUB.