Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Qiimayn Ku Saabsan Garsoorka Gudoomiyaha Maxkamada Sare Adan Xaaji Cali.

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa barnaamij ka kooban qaybo kala duwan oo aan ku     qimaynayno  garsoorka Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali.

Qaybtan 1aad waxay ku saabsan tahay ufasixitaankii axsaabta qaranku ee macaaridka in ay qabsan karaan shir qaran, halkan hoose ka daawo