Maxkamadda Sare ee Kenya oo ku gacan seyrtay in qalabkii teknooloojiyadda ay cilad ku timid

Guddoomiyaha maxkamadda ugu sarreysa Martha Koome ayaa sheegtay in garsoorayaasha maxkamadda aysan helin caddeyn ay ku qancaan oo ku aadan qalabkii teknooloojiyadda ee doorashada ay cilad ku timid gaar ahaan hufnaantiisa iyo isku haleyntiisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker