Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daahfur Parnaamij ku cusub Somaliland oo la ibafuri doono markay Xukuumadda Cusubi dejiso Maamulka Dalka.

ASC.  Haddaan iddiin yara dacal saaro Parnaamijkan aan kor musoo xussay, waa parnaamij ku saabsan nabadgelyada dalka iyo dadka iyo hantida maguurtada ahba waxana ka shaqeyndoona magaalo walba ugu yaraan 250 xubnood oo dhallinyar ah waxaannu ka mid yahay oo uu koow ka yahay Parnaamijkii uu afka ku dhuftay Madax Weynaha ku guuleysyay Madaxnimada dalka ee weli la dhaarrin Mudane / Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi ilaahay Madaxiisa ha raajiyee oo illaahay ha garabgalee.

Salaad walba wakhtigeedda la tukadaaye waxaan soo badndhigi doonsa haddii eebbe yidhaa markeynu hawsha u madax bannaano.
Wabillaahi Al tawfiiq
Aqoonyahan / Cabdiraxman M. Cumar