Xamaas oo ka hadashay xabad joojin mar kale dhex marta iyaga iyo Israa’iil

Duqeymo culus ayaa ka socda koonfurta Qasa iyadoo hay’adaha udooda xuquuqda aadanaha ay sheegayaan in waxa halka ka dhacaya ay tahay wax aan horey loo arkin.

Waxaa la soo warinayaa argagax daran oo ay la kulmayaan dadka halka ku nool oo duqeymuhu ay ugu socdaan si aan kala go’ lahayn.

Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Xamaas ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ku saabsan is dhaafsiga maxaabiista Falasiiniyiinta ah iyo kuwa Israa’iil ay tahay in lagu xiro xabad joojin joogto ah.

Hase yeeshee Israa’iil ayaa sheegtay in ay sii wadeyso dagaalka iyo duqeymaha ilaa ay meesha ka saarayso Xamaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker