Oodweyne News - Latest Somali News Update

Guddiga Komishanka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inay Soo Gabagabeeyeen Goobihii Codbixiyayaasha Intooda Badan

Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay soo xidhmeen goobihii codbixiyayaassha Somaliland boqolkiiba Todobaatan (70%).