Oodweyne News - Latest Somali News Update

Fannaan Nimcaan Hilaac Oo Markii Ugu Horeysay Ka Soo Dhexmuuqday Xiddigaha Geeska iyo Heestii Sannadka Oo Uu Soo Qaaday.

Fannaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Hassan (Hillaac) oo dhawrkii sanno ee u dambeeyey ka dhex-maqnaa Kooxda Xiddigaha Geeska, ayaa markii u horeysay ka soo dhex-muuqday kooxdaas, isagoo soo qaatay Hees ay ka dhex-muuqdaan Labeenta Kooxda Xiddigaha Geeska.