Oodweyne News - Latest Somali News Update

FAALLO MUSHARAX C. M. CABDILLAAHI

Asalamu calaykum waraxmatullaahi  salaan ka dib, hawl wadeenada  shabakadda oodwayne iyo inta ku xidhanba waan salaamayaa.  Saaka dhiga dhigaalkayga oo kooban waxaan ku falaqaynayaa arinyar oo kusaabsan  ola olahii xisbiyadda,  haddii aad eegto meelaha ay maraayeen masuuliyiinta waddani ee dalka, waxay kala kulmeen waayeel fara badan, gadhcase iyo gadhmadoobaba, haween, saladiin cuqaal. Dhamaan ducooyin fara badan ayay kala kulmeen, ola olahana waxay soo gabagabeeyeen jimce, ducana kusoo xidheen, cabdiraxmaan iyo kuxigeen kiisu waxay wataan  magacyadda, CMC+MCC=2M4C…kulmiyena magacyadda musharaxiintu waa. MBC+CCI=M3CBI markaa  2M4C-M3CBI=MC,(BI).waxaa halka ka soo baxay maxamed cabdillaahi,  haddaba malinta dorashaduna waa isniin,  halkaa waxa kasoo baxay  xidiga musharaxa  ina maxamed cabdillaahi(ciro)  haba arinku waa siddaa reer waddani hanbalyo ayan udirayaa  iyo madaxwayne ciro, AlLAAHU YACLAM.

 

 

Siciid