Oodweyne News - Latest Somali News Update

Hambalyo iyo dardaaran laanta xisbiga waddani qatar.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.

DHALINYARADA  XISBIGA WADDANI LAANTIISA DALKA QATAR DOHA KULAN AY ISKUGU YIMAADEEN WAXAY HAMBALYO IYO BOGAADIN UGU DIREEN DHAMAAN SHACABKA REER SOMALILAND GUUD AHAAN SIDA NABAD GALYADA LEH EE AY UGU SOO BAXEEN AXSAABTA ,KUNA SOO DHAMAYSTIREEN OLOLIHII SOCDAY 21 CISHO .

DHALINYARADA XISBIGA WADDANI EE DALKA QATAR WAXAY HABALYO IYO BOGAADIN U DIREEN DHAMAAN TAAGERAYAASHA BAHWEYNTA WADDANI EE USOO BAXAY XISBIGA WADDANI EE RAJADA SHACABKA AY KA MUUQATO , WAXAAD MUDANTIHIIN MAHADNAQ IYO BOGAADIN.

WAXAANU IDINKULA SII DARDAARMAYNAA INAAD SII XOOJISAAN GUUSHA OO AAD CODKIINA SIISAAN XISBIGA RAJADA SHACABKA SI AYNU UGA BAXNO DHIBAATOOYIN BADAN OO KU GEDAAMAN BULSHADEENA ……

WAXA KALE OO AAN KULA DARDAARMAYNAA GUDIDA DOORASHOOYINKA INAY CADAALAD KU QABTAAN DOORASHADA KUNA XISAABTAMAAN IN MAANTA MASIIRKA UMADA UU GACANTOODA KUJIRO WAXAANAANU UGU DUCAYNAYNAAA IN ILAAHAY U FUDUDEEYO WAAFAJIYONA KHAYRKA.
Videoga oo dhamaystiran iyo link ga hoose.
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

https://m.youtube.com/watch?feature=share&v=15PSfonc_xQ

  ALAA MAHADLEH.

ABDIRASHID HUSSEIN YOUSUF (GAHAYDHLE).
AFHAYEENKA LAANTA XISBIGA QATAR .