Oodweyne News - Latest Somali News Update

Gudoomiye ku Xigeenka Kanbaynka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Fariin U Diray Dhalinyarta Somaliland

Gudomiye ku xigeenka kanbaynka dhalinyarada xisbiga wadani mudane axmed xiis cabdi ayaa Dhanbaal fariin ah u diray dhalinyarada Somaliland isagoo ugu baaqay inay maalinta doorashada Somaliland ay u diyaar garoobaan sidii ay u codayn lahayeen, isla markaana ilaaliyaan nabada iyo wada jirka umada somaliland