Oodweyne News - Latest Somali News Update

Reer HARGAYSA Oo Maanta Isu-Soo-Bax Baaxad Leh Kusoo Xidhay Ol-olihii Doorashadda Madaxtooyada Iyo Musharax Cabdiraxmaan-Cirro Oo Kala Qeyb-galay.

Hargaysa:(OWN)-Musharaxa Jagadda Madaxweyne-nimo ee Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa dadweynaha Caasimadda Hargaysa kala qeyb-galay ol-olaha Doorashadda oo ah maalintii u denbaysay ee uu Xisbiggu sammeeyo isu-soo-baxa.

Kummaanaan Reer Hargaysa,ayaa Baaxaddooda taageero ku muujiyay Qeybaha kala duwan ee Caasimadda,gaar ahaana Fagaaraha Beerta Xoriyadda.

Musharax Cirro oo dadweynaha khudbad u jeediyay,waxa uu muujiyay sida ay muhiimka u tahay inuu waddanka ka dhaco is-bedel wanaagsani,kaas oo lagu daaweeyo dhibaatooyinka uu Bulshadda baday Xisbigga KULMIYE,isaga oo intaas u raaciyay inay fartooda ku bedeleen Xisbiga KULMIYE,Maanta Codayntana ay si midaysan codkooda u siiyaan Xisbigga rejadda shacabka ee WADDANI.

Image may contain: 4 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 1 person, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, crowd, sky and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd, sky and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 13 people, people smiling, crowd, child and outdoorImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 1 person, smiling, sittingImage may contain: 3 people, sunglasses and closeupImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 5 peopleImage may contain: 2 people, eyeglassesImage may contain: 4 people, people smilingImage may contain: 7 people, people smilingImage may contain: 1 person, smiling, beardImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, child and outdoorImage may contain: 4 people, people on stage, child and outdoorImage may contain: 4 peopleImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 2 people, people smiling, eyeglassesImage may contain: 1 personImage may contain: 2 people, beardImage may contain: 1 person