Shil Baabuur oo Dhimasho iyo dhaawac dhaliyaay ayaa ka Dhacay Duleedka Dila

labo qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhaxaysa dila iyo Boorama, Sidoo kale 8 qof ayaa ku dhaawacmay.

Shilkan ayaa Sababay Marka ay isku dhacay
Labo Baabuur oo kala ahaa Iskarogoto iyo bas.

Waxaana xusid mudan in labada qof ee dhintay uu mid nuunuu ahaa, halka hooyadii iyo aabihii ay dhaawacan yihiin.

Dhaawici dadkaasi soo gaadhay ayaa hada lagula tacaalayaa Isbitaalka guud ee Magaalada Borama.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker