Oodweyne News - Latest Somali News Update

Guddida Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Shaaciyey Jadwalka Ololaha Saddexda Xisbi Qaranka

Guddida  komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen Jadwalka Ololaha xisbiyada Qaranka ee todobaadka soo socda bilaaban doona,  waxaana  olalahaas ugu horayn doona   maalinta Sabtida xisbiga UCID , waxaa ku xigi doona xisbiga KULMIYE , maalinta saddexaadna  xisbiga Waddani, halkan hoose ka akhri qoraalkaas .

 

 

ko

Oodweynenews Newroom