Oodweyne News - Latest Somali News Update

MUDANE AXMED SH CALI AYAANLE +PROF AXMED ISMACIIL SAMATER.

MASUULIYADA GUDIMIYE KU XIGEENKA KOOBAAD EE GOLLAHA SHACBIGA.

=============================================================.
ANOO SHARAF IYO KARAAMA U HAYA GUDM KU XIG AYAANLE IXTIRAAM IGA MUDAN,
HEERKIISA AQOONEED WAAN KALA HAN WEYNAA HALKA UU DHIGAY MAANTA NAFDIISA
IYO SHACABKII SOO DOORTAY.
AYAANLE WAA XOGOGAAL U DHUUN DALOOLA KULMIYE IYO WAAYIHII DALKA LA ISLA MARAY,
LAALUUSHKA LAGU IIBSADO CODKA GOLAHA MARKA WAX XEERKA DALKA BAAL MARSAN LA
RABO IN LA MARIYO SI XAQAL QALIM LOO GU BEDESHO, TUSAALE HAAMIHII SHIDAALKA, DEKEDII
DHUUN MAREENKA NOLOSHA SHACABKA SOMALILAND, EE AWOODI KARI WAAYEY HESHIIS SAXA
IYO IN AY DEKED CUSUB BINEEYAAN  DABADEED SI CAD LOOLA GALO HESHIIS SHACABKA IYO DALKA U DANA.
MADAARKII BERBERA OO BILAA ANSIXIN LAGU WAREEJAY SALDHIG CIIDAN TII OON GOLLAHA SHACBIGA
LAGA ANSIXIN, MUDANE ADOO SHARCI DEJIN AH IN AAD MAANTA KURSIGII GOLAHA BANAYSO U XUUB
SIIBATO OLOLE XUSBI BAAL MARAY SHURUUCDII DALKA OO DHAN WAA KUU SHARAF DHAC IYO XASAANAD LA AAN.
MAQAAMKA AAD KA HEEYSO MA AHA MAQAAMKAAGII EE KARAAMADA GOLAHA ILAALI OO KU NOQO
MASUULIYADII LAGUU DOORTAY EE GOLLAHA SHACABKA EE SOMALILAND. OLOLE XUSBIGAA LE EE CODAYENTAADA ADAA U XORA.
KURSIGII LAGUU CUMAAMADAY GUDOOMIYIHII BAASHE WUU KU RAADINAYAA.
PROFESSOR SAMATER.
=================.
MACAL IXTIRAAM IYO TIXGELIN CILMIGAAGA, DADAADA IYO WADANIMAADA.
WAXAN FILAYEY IN UU CILMIGU CAQLIGA KABO HAGO TUSO NOLOSHA TOOSAN EE NAFDIISA IYO BULSHADA UU RABO
IN UU CAQLIYAN KOBCIYO ADIGOO CILMIGAAGA ,CAQLIGAAGA, IYO CILMIGAAGA LA KAASHANAYO.
.KA SOO HULEELKII MOGADISHO SOMALILAND SI MUG, MIISAAN IYO MAAMUUS HEERKII UGU SAREEYEY BAA LAGUU SOO DHAWEEYEY
   TII OO LABA REJO KU QOTONTAY A. TIIF REEB IYO KA MAYDHO TULMIGII XAMAR, B. DALKAAGA IYO DADKAAGA UGA FAAIDEE
    WAAYA ARAGNIMADAADA CILMIGAAGA IYO BAAHIDA ADAG EE SOMALILAND U QABTO AQQONSI RAADIN CAQLI KABID DIBLOOMASIYADEED.
DHAXALKA PROFESSOR LAGA HAYAA WAA LAYEN MAQAAMKIISU AAD U HOOSEEYO,LOW PROFILE,
1.ADOO MUSTAWA DUWALIYA JOOGAY OO SOMALILAND OO DHAN IN AAD SIYAASIYAN , CAQLIYAN, IYO CILMIYAN.KOR U QAADO, DHEX U NOQOTO, TUSTO OO KELIYA WADANIMO ,
 WAXAD DOOR BIDAY HAB QABIIL AMA REERNIMO IN AAD SAYLICI KU TAAGEERTO ADOO SHAHAADADII DHASBIINKA KU RIDAY.
MUUSE BIIXI KU RAACAY ABTINIMO , HALKAA WAXA KU GALBADAY QARANIMO , DIMUQRAADIYAD, IYO CAQLIGII SALIIMKA AHAA.
  1. GOBOLKA AAD KA SOO JEEDO LABADA DHACDO EE AY KAALA KULANTAY EE XASUUS REEB XAYENDAABKA BINIAADANIMADA KA BAXSAN OO XUSID MUDAN .
  2. LABA BAL AN SOO QAADANO.
  3. KULANKII U HOREEYEY EE ARDAYDA JAAMICADA AAD LA YEELATAY ,GABADH JAAMICAD AH BAA PROF SAMATER SUAAL KU WAYDIISAY , OO AHAA PROF DALKAAGII WUU KUU BAAHANYAHAY DEKED , DARIIQ IYO MADAARBA EE MAXAAD TALO IYO TAAGEERO NOO HAYSAA?
  4. JAWAABTAADII MUDO WAAN KA GAMI WAAYEY OO INTOOD CIRKA EEGTAY AFKA AAD FURATAY GACANTAADA AFKA AAD DHAWR JEER GELISAY AAD TIDHI CUUC, CUUC CUUC. KU DARSO OO DAN GAARA KUMAY WAYDIISAN EE WAA TU CAAM HEER GOBOL AHAA.
  5. TII LABAAD  WAA MUKHTAAR YARE OO KU WAYDIIYEY SUAAL GOBOLKA AWDAL KHUSAYSA AHAYED .
  6. DHIGAAGA  SIDA PROF CALI  GALAYEDH WUXU U HALGAMAYAA GOBOLADIISA IN UU HORU MAR IYO  DARYEEL BAADIGOOB UGU JIRAA IYO PROF BULXAN OO DALKIISA ICTIRAAF AQOOYANIMO BAADI GOOB UGU JIRA.
  7. ADUU GOBOLADAADII IYO SHUCUUBTA AAD KA SOO JEEDO GAAR AHAAN MA U BAADI GOOBI WAXQABAD IYO HORUMARNIMO?
  8. .JAWAABTAADII WAADIGII NASABADII AXMED SAMTER ALLAHA U NAXARIISTEE DAFIRAY EE KU DHAATAY HOOYO ADOO KU DARSOO ISIR KU RAACAY  SAYLICI JUFO QABIIL IYO MUSE JUFO ABTIN IMO.
WAA HOGA TUSAALAYEN IYO DHAB KA HADAL HADII AAD DHIBSATAAN RAALI GELIN WAAYO MAAH MAAH BAA TIDHAA(RUNTU DADKA MA DISHEE WAY KA NIXISAA. U JEEDO
WAA KU SOO NOQDA XAYENDAABKA PROF CILMIGA SARE IYOGUDOMIYEKU XIG, XILKA UMADU KUU IGMATAY EE GOLAHA SHACBIGA.
LABA TALABA TII ROON RABOW ADAY TAADA NOQOTAA.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI