Oodweyne News - Latest Somali News Update

KULMIYAA BA_AY OO DAA LOOROGAY.

Marhadii   Mishiinkii   kulmiye  dhaqaajinaayay   Xisbigii   kulmiye   katagay     Kulmiye   Way   Udhamaatay.

Xildhibaan   Nacnac   Wuxuu  Ahaa  Darawalka   Dhaqaajiya   Kulmiye   Iyo  Musdanbeedka  Xisbiga   kulmiye   Laakiin   Maanta   Marhadii   Xildhibaan   Nacnac   Kulmiye  Kagoostay   Kulmiye   Wuu  Soo  Ootay    Oo  Gabalbaa  U  dumay.

Maanta   Kulmiye   Wuxuu  Lamidyahay   Gaadhi  bilaa  mishiina,

Gaadhi  bilaamishiini   Madhaqaayaa.?    Maya.

Kulmiye  Finish,   Kulmiye   Haariban.

Maanta  Waa  Guricas   Loogahayaamay   Dugaag,  Dulin,  Gabaaray,   Diir  iyo  Ayax  Oomay.

Kulmiyow  Nabadgalyo,   Kulmiyow   Macasalaama,   Kulmiyow   Jaaaaaw  NABADGALYO   OO. HANAGUSOONOQON.

xasan karuur