Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Xildhibaan Nacnac Oo Maanta Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiraya Xisbiga Waddani

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa Maanta  Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiraya  Xisbiga Muxaafadka ee  Waddani, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.