Oodweyne News - Latest Somali News Update

XUSBIGA KULMIYE IYO SIYAASADA XUSBIGA KULMIYE

ASC.  WAXAA DHACAY MARKII SALAADIINTA HABAR JECLO TAAGEEREEN

XUSBIGA KULMIYE IYO SIYAASADA XUSBIGA KULMIYE

2-WAXAYNU WAXBADAN MAQLEYNEY SALAADIINTA GXJIS OO SI AAN

GABASHLAHAYN UTAAGEERAY XUSBIGA WADANI. WAXAYNU ARKEYNEY

JEEGAAN SAMAROON IYO GXJIS TIIHABAR MAGAADO MANAJIRTO

BEELKELIYA OO MEELDHEXE ISATAAGTEY XUSBIYADA TARTAMAYA

3-WAXKU OLOLEEYE REER WAXA BILAABAY SALAADIINTA HMAGADO

4- MAXAY UYAABAYAABAYAAN MAANTA MARKII SALAADIINTA HJLO

TAAGEEREEN KULMIYE. MIYAANAY BEESHU CODKEEDA XOR U AHAYN

MAXAY MAANTA ULASOOXUMAATAY WAXAY DADKA UBILEEN

5-ABDILAAHI JAWAAN MIYAANU MAQLEYN WIXII SULDAANADIISU

KUHADLAYEE. MISE DHEGAHIISU WAXAY MAQLAAN HADALKA KUWAKALE

6-MARKUULEEYAHAY SIILAAYO BEESHAADA XAKAMEE BEESHA SIILAANYO

MACIDBAY WEERARKUTAHAY? MIYAANAY XOR U AHAYN CIDAY CODKOODA

SIINAYAAN EE MASIIRTOODA KU AAAMINAYAAN. WAABAYAABE.

 

 

abdi roble